• English
  • Soomaali
  • Svenska
  • العربية
  • فارسی



Nala wadag waaya aaragnimadaada iyo xaalad adag ama dhibaato adag oo ku soo martay.

Cilmibaaris la sameeyay ayaa waxay muujinaysaa bulshada isku dhow ama isku xiran inay dhibka dhaca si wanaagsan uga gudbi karaan. Dadka qaasatan ayaga qibrada uleh dhibaatooyinka iyo dagaalka una leh aqoon la taaban karo ama sida looga baadbadikaro oo loola qabsan karo xaaladaas adag.

Aqoontaan waxay ahaan karta mid qiimo badan si ay ucaawiso dadka kale si ay si wanaagsan ugudiyaar garoobaan dhacdo noocan ookale. Waaye aragnimadaada iyo aragtidaada waxaan rabnaa in aan isku dayno in aan fahano sidii aan si wanagsan aan u adkayn lahayn magaalada Malmö iyo anaga isku xirkeena. Anagu isku xirkeenu awoodiisu waxay ku xiran tahay qof walba oo deegaanka magaalada Malmö waaya aragnimadiisa iyo aragtidiisa.

Hadii adiga shaqsi ahaan ay ku soo martay dhibaatoyinka bulshada ama dagaalada bulshada ma nala qeybsan kartaa. Waaya aragnimadaada si digital ahaan si loogu sameeyo baaritaan luuqado badan. Baaritaanku wuuxu qaadan doona 4 ila 5 daqiigo. Jawaab taaduuna waa qarsoodi sida sharciga dhigaayo GDPR. Waad ku mahadsan tahay waqtigaaga qiimaha badan iyo aragtidaada.

Question Title

* Aniga ayaa ogolaan doona.

 
12% of survey complete.

T